Home       |    Fadliga Quranka       | Course    | Learning Methods       |        Fee      |CILMIGA      | Registeration Form   |    Contact us

My status Skype Me™!

    Download Skype

 

 

Haddii aad u baahan tahay inaad nala soo hadasho fadlan> nagala soo xidhiidh

 Administrator:

Free Contact:_

Tell:-0014155341167

Tell:-0012537655368

Mobile:-0025224412372

Email:-altarbiya1@gmail.com

 Skype Name :-abumuscab1

 

 

Free Hit Counter
 Hit Counter

 

Ku soo Dhawoow Daarul Quraan wa Xufaad

القرآن الكريم                           

 

الهجاء ستة أشهر

Higaadu waa lix bilood  

إبتدائي

Qofkii bilow ah

متوسط

Qofkii dhexdhexaad ah

مراجعة

Qofkii muraajacaynaya

التفسير

Tafsiir

                                مدة القرآن( mudada lagu dhamaynayo)

إبتدائي = سنتين

Bilowgu waa laba sano 

متوسط = سنة

 Dhexdhexaadku waa sannad

مراجعة =  ستة أشهر

muraajacaduna waa lix bilood

 

علم التجويد (  cilmiga tajwiidka )

 

هداية  المستفيد

 

Hidaayaatul mustafiid

تحفة الأطفال

Tuxfatul adfaal

جزرية

Jasariyah

مفتاح التجويد

Muftaaxul tajwiid

 

 

 

سيرة الرسول ( siiradii Nabiga )

 

خلاصة نور اليقين

Khulaasatu nuural yaqiin

أول

Koobaad

ثاني

Labbaad

ثالث

Sadexaad

فصول

Fusuul

رحيق

Raxiiq

 

عقيدة (  caqiidah )

 

أصول الثلاثة

Usuulu salaasa

أصول الستة

Usuulu sittah

ستة أصول

Sittah usuul

مسائل الجاهلية

Masaa’ilu jaahiliyah

كشف الشبهات

Kashfu ashubahaat

فتح المجيد

Fatxul majiid

واسطية

Waasidiyah

طحاوية

Daxaawiyah

نواقض الإسلام

Nawaaqidul islaam

 

 

اللغة العربية ( luqadda carabiga )

 

العربية بين يديك

Alcarabiyatu bayna yadayk

 

                 النحوة ( naxwa ) 

 

نحو الواضح

Naxwal waadix

أول

Koobaad

ثاني

Labaad

ثالث

Sadexaad

آجرومية

Ajruumiyah

كواكب

Kawaakib

 

 

الفقه ( fiqiga )

 

مبادئ الفقهية (أول ، ثاني، ثالث)

Mabaadi’ul fiqhiyah

سفينة الصلاة

Safiinatu assalaah

متن أبي شجاع

Matnu abii shujaac

أنوار المسالك

Anwaar almasaalik

 

 

حديث (  XADIISKa )

 

أربعين النووي                   

Arbiciin anwawi

إبن أبي جمرة

Ibnu abii jamrata

جواهر البخاري

Jawaahir albukhaari

عمدة الأحكام

Cumdatul axkaam

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Sheikh Umul Muxaadaro (Guji)

 

Sh Dirir  Tafsiir iyo Muxaadiro (Guji)

Fadlan wakhtiga Xiisadaha ha la illaaliyo.
Haddii aad hawl yeelato ama wax kale kula
soo darsaan fadlan ogaysii macalinkaaga.

Waa in Arday kasta yar iyo wayn ba soo
xafido oo soo diyaariyo casharadii iyo
duruustii Shaqo Guri. Waalidiinta haddii
aan dhib la soo darsin waa inay si joogto
ah u soo xaadiran fasalka guriga.

--> Inta Macallinku ku jiro casharka waa in Tv,
Phone iwm la iska xidhaa.

 

Gurigaaga ku dhex baro Qur'aanka
Ka naso dhaxanta iyo qabowga.
Gaadhiid la raaco yaan lacag kaaga bixin.
Maalinkasta ogow waxa ilmahaaga
loo dhigaayo & heerka uu joogo.
Werwar dambe ma jiro oo ad tiraa
caruurtii yaa ka soo kaxeeya ama geeya malcaamada.

Adiga waalidka ahi caruurta la soo gal
safka oo tusaale ugu ahoow barashada diinta.
Qoyskastaaba isaga ayaa iskii u fasal ah (class).
Ku xidhnoow Dhamaan Culima awdiinta soomaliyeed
ee afkaaga wax walba kuugu fasiraaya.
Ka qayb qaado tartanka barashada diinta
ee ka dhexeeya ardayda ku nool aduunka daafihiisa.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Copyright 2009 - 2011 Altarbiya.com All rights reserved. Powered by  Umma Software