Home       |    Fadliga Quranka       | Course    | Learning Methods       |        Fee      |CILMIGA      | Registeration Form    |    Contact us

My status Skype Me™!

    Download Skype

 

 

Haddii aad u baahan tahay inaad nala soo hadasho fadlan> nagala soo xidhiidh

 Administrator:

Free Contact:_

Tell:-0014155341167

Tell:-0016145471045

Mobile:-0025224412372

Email:-altarbiya1@gmail.com

 

 

Free Hit Counter
 Hit Counter

 

Ku soo Dhawoow Daarul Quraan wa Xufaad

                    OGAYSIIS 

            Bulsho waynta somaliyeed waxaa la ogaysiinayaa

Meelkasta oo ay dunadanida iyo daafaha caalamka ka joogaan inuu kuu diyaariyay machadka attarbiya online  ee barashada diintu, waxbarasho casriyaysan oo aan kadhicin macalim ku horjooga, weliba waxaad waxbaran kartaa adoo gurigaaga ama  xafiiskaaga   Machadka attarbiya  waxaa kuugu diyaara macalimiin somaliyed oo kubaridoona Quraanka oo kuugu dhigaya tajwiid lana xifdiyayo lalana subcinayo ardayga, waxaa intaa kuu dheer dhamaan shareecada islaamka oo laguu dhigi doono, qofkaste meesha uu laqabsankaro ,waxana  dugsiga wax kadhigta dhamaan qaybaha bulshada, qof yar iyo qof waynba rag iyo dumarba. sidoo kale machadku waxaa uu siiyaa waalidiinta iyo caruurtaba dhiiri-galin  tartan aqoomeedyo iyo tababar  Xagga Diinta ,Dhaqanka iyo Af-soomaaliga                                                                               

Duruusta lagu dhigto waa sidan.

 

1, Quranka maca tajwiid

2. Higaada iyo farbarka

3. Carabiga iyo siirada

4. Tafsiirka iyo caqiidada

5, Fiqiga iyo naxwaha

6. Luuqada carabiga

7,luqada somaliga

 

Halkan Guji si aad iska Diwaangaliso

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Sheikh Umul Muxaadaro (Guji)

 

Sh Dirir  Tafsiir iyo Muxaadiro (Guji)

Fadlan wakhtiga Xiisadaha ha la illaaliyo.
Haddii aad hawl yeelato ama wax kale kula
soo darsaan fadlan ogaysii macalinkaaga.

Waa in Arday kasta yar iyo wayn ba soo
xafido oo soo diyaariyo casharadii iyo
duruustii Shaqo Guri. Waalidiinta haddii
aan dhib la soo darsin waa inay si joogto
ah u soo xaadiran fasalka guriga.

--> Inta Macallinku ku jiro casharka waa in Tv,
Phone iwm la iska xidhaa.

 

Gurigaaga ku dhex baro Qur'aanka
Ka naso dhaxanta iyo qabowga.
Gaadhiid la raaco yaan lacag kaaga bixin.
Maalinkasta ogow waxa ilmahaaga
loo dhigaayo & heerka uu joogo.
Werwar dambe ma jiro oo ad tiraa
caruurtii yaa ka soo kaxeeya ama geeya malcaamada.

Adiga waalidka ahi caruurta la soo gal
safka oo tusaale ugu ahoow barashada diinta.
Qoyskastaaba isaga ayaa iskii u fasal ah (class).
Ku xidhnoow Dhamaan Culima awdiinta soomaliyeed
ee afkaaga wax walba kuugu fasiraaya.
Ka qayb qaado tartanka barashada diinta
ee ka dhexeeya ardayda ku nool aduunka daafihiisa.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Copyright 2009 - 2011 Altarbiya.com All rights reserved. Powered by  Umma Software